Weerar qaraxyo ku bilowday oo lagu qaaday saldhig ay leeyihiin Milateriga Somalia

Dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ayaa saaka waaberigii weerar culus ku qaaday saldhig ciidamada xoogga dalka ee ka howlgala degaanada Koonfur galbeed ku leeyihiin degmada Qansaxdheere. Weerarkan ayaa ku bilowday qaraxyo, waxaana xigay dagaal toos ah oo dhexmaray xoogaga Al-shabaab iyo ciidamadii ku sugnaa xeradaas kaasoo socday muddo saacado ah. Dadka degaanka ayaa sheegaya in saaka … Continue reading Weerar qaraxyo ku bilowday oo lagu qaaday saldhig ay leeyihiin Milateriga Somalia